Madaxweyne Biixi oo qaabilay danjire Donald Yamamoto & xubno uu horkacayey (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan  Soomaaliya, Ambassador Donald Y. Yamamoto. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo safiirka maraykanku Ambassador Donald Yamamoto, ayaa lagaga wada-hadlay arrimo door ah oo salka ku haya xidhiidhka dalalka Maraykanka iyo Somaliland … Continue reading Madaxweyne Biixi oo qaabilay danjire Donald Yamamoto & xubno uu horkacayey (Sawirro)